Khayre oo gaaray Brussels, lana kulmay Guddoomiyaha guddiga Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Brussels kula kulmay guddoomiyaha guddiga midawga Yurub ee Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah, Neven Mimica. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Neven Mimica ayaa looga hadlay xaalada dalka, gaar ahaan arrimaha dib-u-qaabeynta ee dowladdu wado. Neven Mimica oo caddeeyay in midawga Yurub ay sii wadayo … Continue reading Khayre oo gaaray Brussels, lana kulmay Guddoomiyaha guddiga Midowga Yurub